Guddoomiyaha cusub ee Sh/Hoose oo xilka loo dhaariyey

Published: March 3, 2022

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhaarinayey Gudoomiyaha cusub ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Munaasabada ayaa waxaa sidookale ka soo qeyb galay Guddoomiyaha Golaha wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cali Saciid Fiqi, Guddoomiyaha Maxkamada Sare iyo Mas’uuliyiin kale.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *