Guddoomiye Cali Jeyte Oo Laga Qaaday Xilkii Gobolka Hiiraan

Published: June 18, 2023

Gudoomiyihii gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan ayaa xilkii guddoomiyaha laga qaaday kadib wareegto kasoo baxday Madaxtooyada Hirshabeelle.

Cali Jeyte ayaa lagu xasuusanayaa doorkii dhiiranaa ee uu ka qaatay hawgalkii argagixisada looga xoraynayey deegaanada gobolka Hiiraan.

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ayaa loo magacaabay C/llaahi Axmed Maalin.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media