Hantidhowrka Soomaaliya Oo Fariin U Diray Xildhibaano iyo Wasiiro Hore

Published: December 12, 2020

Xafiiska Hantidhowrka guud ee Soomaaliya ayaa qoraal ka soo baxay waxaa lagu shaaciyay magacyada Wasiirro iyo Xildhibaanno hore oo la sheegay in ay ku maqan yihiin hanti dowladdu leedahay oo dhamaantood ah gaadiid u badan kuwa aysan rasaastu karin.

Liiska lasoo saaray ee wasiirada gaadiidka ku maqan ayaa waxaa ka mid ah wasiirkii hore arrimaha dibadda, wasiirkii hore arrimaha gudaha, wasiirkii hore diinta iyo Awqaafta, Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow iyo Senatar Ayuub Ismaaciil oo gaari ka diiwaan gishan wasaaradda Maaliyadda ku maqan iyo xubno kale.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *