Hogaamiyayaasha Qatar iyo Imaaraadka oo markii ugu horeysay ku kulmay China

Published: February 7, 2022

Amiir Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa la kulmay Dhaxal sugaha Abu Dhabi, Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan, xilli ay ka qeyb galayeen qado uu sameeyay Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping Sabtidii, wakaalada wararka ee Qatar ayaa sheegtay Axadii.

Amiirada Qatar iyo Imaaraatiga ayaa ka qeyb galay furitaanka ciyaaraha Winter Olympics ee China ka bilowday, waana markii ugu horeysay oo ay kulan fool ka fool ah yeeshaan labada hogaamiye tan iyo markii ay bilaabatay xiisada u dhaxeysa dalalka Khaliijka.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *