Kiisaska Cudurka Covid-19 ee Puntland oo sii kordhay.

Published: May 7, 2020

Puntland waxaa sarre kacay tiradda dadka laga helay Cudurka Carona-Virus, caawa keli ah wasaarada Caafimaadka Puntland waxay xaqiijisay 13 xaaladood.

Dadka lagaa helay waxay kala joogaan gobollada Nugaal iyo Karkaar, dhamaantoodna xaaladooda waa la xaqiijiyay, Xalay ayay ahayd markii Magaalada Qardho laga xaqiijiyay 2kiis, Halka Waaciye oo ka tirsan isla Gobolka Karkaarna horay looga xaqiijiyay 3 kiis.

Wadarta guud ayaa hadda gaadhay Puntland 51 ruux, waxaa u dhintay 1 qof, Sidoo kale waxaa cudurkaan kasoo kabsaday 1 qof.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *