© 2023 Horseed Media Group

golis telecom

Kismaayo: Imaaraarka Carabta oo gaadiid dagaal ku wareejisay Jubbaland

Dawladda Imaaraarka Carabta ayaa maanta gaadiid nooca dagaalka ku wareejisay Dowlad goboleedka Jubbaland.

Gaadiidkan ayaa la sheegay inay ka qeyb qaadan doona dagaalka dib Al-shabaab looga xoraynayo deegaanada kala duwan ee Jubbaland.

Gadiidkan la geeyey Jubbaland ayaa ku soo aadeysa xilli dhawaan Jubbaland laga dhisayo saldhig Milateri oo ay yeelanayso Imaaraatka Carabta.

2017-kii ayaa u dambeysay Imaaraatka oo gaadiid dagaal toos u geeya dawlad gobaleedyada.

Horseed Media