Koofur Galbeed oo shaacisay 7dii kursi ee u dambeeyay ee Golaha Shacabka

Published: March 10, 2022

Guddiga maamulka doorashada Koofur Galbeed ayaa shaaciyay todobadii kursi ee u dambeeyay 69 kursi ee Golaha Shacabka oo deegaan doorashadooda aheyd maamulkaas.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *