Koonfur Galbeed: Xiliga Doorashada kuraastii ugu danbeysay ee Golaha Shacabka oo la shaaciyey

Published: March 12, 2022

Guddiga doorashooyinka Koonfur galbeed ayaa shaaciyay kuraastii ugu dambeeyay ee golaha shacabka ee deegaankaasi laga soo doorto, kuwaas oo doorashadooda ay qabanayaan maalinta salaasada ah oo ay taariikhdu tahay 15ka March.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *