Kooxda Xuutiyiintu ee dagaalka kula jirta dawlada Dalka Yaman ayaa xukuno dil ah ku riday ku…
Kooxda Xuutiyiintu ee dagaalka kula jirta dawlada Dalka Yaman ayaa xukuno dil ah ku riday ku dhawaad 30 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka dalka Yaman Xuutiyiinta ayaa xildhibaanada ku eedeyeeyay in hantidooda loo adeegsado dagaalka ay dowladda Yemen uga soo horjeedo.
Maxkamada Maanta xukunka ku riday xidhibaanadda ayaa ah mid gaar ah oo ay Xuutiyintu ku maxkamadeeyaan dadka ay u arkaan in jiritaankooda ay caqabad ku yihiin.
Xuutiyiiinta ayaa sheegay in xidhibaanadani ay ugu digeen in ay dhaqaale ku bixiyaan dagaalka ay dawladdu ku hayso mucaaradka balse ay ka dhega adageen.
Horseed Media 2020