Published: January 25, 2022
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/01/KGS-tababar-ciidamo-250122-1.jpg)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Tababar usoo Xiray Dufcadii Shanaad oo ka tirsan Ciidamada sida gaarka ah Utababaran.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/01/KGS-tababar-ciidamo-250122-2.jpg)
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/01/KGS-tababar-ciidamo-250122-3.jpg)
Munaasabada ayaa ka dhacday Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, iyadoo ciidanka ay mudo bilooyin ah Tababar ku qaadanayey Magaalada Baydhabo.