Madaxweynaha Galmudug oo Wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay Arrimaha doorashooyinka

Published: November 22, 2021

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa wada-hadallo dhanka Khadka Internetka ee Aalada Zoomka waxaa uu kula yeeshay qaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka, iyaga oo ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka dalak

Madaxweynah ayaa Wakiillo ka socda Qaramada Midoobay, UK, USA iyo Midowga Yurub kala hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin doorashooyinka amniga, qoondada haweenka iyo taageerada miisaaniyada.

Wakiilada Beesha Caalamka ayaa wada dadaalo ku adan doorashada dalka iyo sidii Madaxda Soomaalida ay sanadkaan 2021 u soo geba-gabeyn lahaayeen doorashada Soomaaliya.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *