Published: January 10, 2022
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/01/Axmed-Madoobe-Ergayga-Norway-Muqdisho-10122-1081x720.jpg)
Madaxweynaha Dowlada Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Heidi Elburgi Johansen, ergayga Dowlada Norway u qaabilsan Soomaaliya.
Kulankan oo Madaxweynaha uu ku wehelinayay Gudoomiyaha Gobolka Jubada Hoose, Cabdirashiid Cabdullahi Gooni ayaa lagaga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo tageerada Dowlada Norway ee dhinacyada hormarka iyo dib u dhiska dalka.