Published: July 31, 2021
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2021/07/KGS-Laftagareen-Qoraal2021.jpg)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska xubnaha musharaxiinta ee u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2021/07/KGS-Laftagareen-Qoraal2021-3107-509x720.jpg)
Horseed Media