Madaxweynaha Puntland oo faahfaahiyay khilaafka isaga iyo madaxweyne ku xigeenka u dhaxeeya.

Published: June 2, 2020

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni oo xalay la hadlay warbaahintiisa gaarka ah ayaa sheegay in aysan jirin khilaaf siyaasadeed iyo mid kale oo u dhaxeeyay madaxda Puntland, waxa uu sheegay in dadka neceb puntland ay todobaadyadii lasoo dhaafay waxyaabahaas buun-buuniyeen.

Deni waxa uu xaqiijiyay in uu jiro kala aragti duwan la xiriirta isagga iyo madaxda Dawlada Puntland taasna ay shaqaada socota leedahay, waxa uu sheegay in isbedelku uu xanuun leeyahya, dad ay shaqadooda kuu waayayaan kuwa kalena ay shaqa ku helayaan taasna ay tahay dawladnimada qayb ka mid ah.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *