Maxay ka wada hadleen Gudoomiye Aadan Madoobe & Cali Maxamed Geedi?

Published: May 3, 2022

Guddoomiyaha Golaha Shacabka  BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geedi.

Kulan ayaa looga hadlay marxaladda doorasho ee dalka iyo sida ugu habboon oo ay ku dhici karto doorasho lagu wada qanacsan yahay.

Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo u hambalyeeyay Guddoonka Baarlamaanka 11-aad ee dhowaan lagu doortay Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale, waxa uu bogaadiyey kaalinta mugga leh ee ay ku leeyihiin dowladnimadda Soomaaliyeed.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *