Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya Oo Fariin U Diray Puntland Iyo Jubbaland

Published: November 22, 2020

Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo maalintii 2aad ku shiraya Muqdisho ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen baaritaan ay sameeyeen ay ku ogaadeen in liiska labada Guddi doorasho ee heer Federaal ay soo gudbiyeen Puntland iyo Jubbaland ay ku jiraan xubno ka tirsan shaqaalahooda rayidka.

Waxaana ay murashixiintu walaac ka muujiyeen qaar ka mid ah Xubnaha guddiyada loo magacaabay inay doorashada ka shaqeeyaan, iyagoo codsaday in dib u habeyn lagu sameeyo guddiyada.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *