Muuse Biixi oo magacaabay Guddiga Diiwaangelinta Ururada Siyaasadda

Published: January 29, 2022

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa magacaabey Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda Somaliland.

  • 1. Maxamuud Axmed Obsiiye.
  • 2. Siciid Maxamed Cilmi.
  • 3. Muxiyaddiin Yuusuf Ibraahim.
  • 4. Aadan Geedi Qayaad.
  • 5. Cabdalle Ibraahim Maxamed.
  • 6. Mukhtaar Cabdi Jaamac.
  • 7. Maxamed Xasan Cabdi Badde.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *