5 April, 2022
Qoraal kooban oo hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ay soo dhigtey barteeda Twitterka ayaa lagu sheegay…
Qoraal kooban oo hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ay soo dhigtey barteeda Twitterka ayaa lagu sheegay in ay la wadaageen madaxweynaha iyo raysalwasaaraha xog xasaasi ah oo sheegaysa dhagar loo maleegayo ama dil, taas oo uu fulinayo nin ay ku sheegeen Maxamed Maahir oo ka tirsan al-Shabaab.
NISA waxay sheegtey in ay dabagal ku hayaan cidkasta oo ku lugyeelata arrintan.