Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kuwait oo uu horkacayo Danjire Cabdullahi Maxammed Odowaa ayaa kulan laqaatay madaxda ugu sarreysa Bisha-Cas…
Madaxweynaha maamul Goboleedka koonfur Galbeed Md; Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) , ayaa Dowladda Ingiriiska iyo Saraakiisheeda ku sugan Soomaaliya…
Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa xaqiijiyay in ciidamada amnigu ay gacanta ku dhigeen mid ka mid ah xaasadkii hoggaamiyihii…
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa magaacay Wakiillo Somaliland u fadhin doona dalalka caalamka, wuxuuna xilalkii ka qaaday kuwo kale;…
mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo wasiirka arrimaha dibadda Denmark, Jeppe Sebastian Kofod oo maanta booqasho ku…
Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa soo gabagabeeyay dhagaysigga warbixinada gudiyadda baarlamaanka Puntladn ay soo ururiyeen ee la xiriira xaalada guud ee…
Nadiya Maxamed oo ah 23 jir bisha December ee soo socota ka qalin-jabin doonta jaamacadda ayaa noqotay qofki ugu horreeyay…
Mu’asasada Alkataa’ib garabka warbaahineed ee Al-Shabaab ayaa soo saartay muuqaal la daawan karo in ka badan 50 daqiiqo kaasoo uu…
Safiyo Khaalid oo 23 jir ah ayaa noqotay gabadhii ugu horreeysay ee Soomaali ah kana mid noqota golaha degaanka magaalada…
Al-shabaab ayaa baahiyay muuqaalka Hogaamiyahooda, iyo dagaalyahanadii weeraray saldhiga ciidamadda Mareykanka ee deegaanka Bali-doogle ee gobolka Shabeelaha Hoose. Mu’asasada Alkataa’ib…
Guddiga Gurmadka Fatahadaha ee Culimada iyo Ganacsatada Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay waxyaabaha u qabsoomay…
Ururka Hormarinta Afrika oo ka dhisan gudaha dalka kana shaqeeya Hormarinta Arimaha Bulshadda ayaa dugsiga sare ee Mubtadda Qardho ku…