Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Raisal Wasaaraha Dalka Ethopia Abiy Ahmed, Madaxweyne Farmaajo…
Guddiga qaabilsan abaalmarinta Nobel Peace Prize ayaa maanta oo Jimce ah shaaciyey in Raysalwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed waxqabadkiisii wanaagsanaa uu…
Markabkan lagu magacaabo SABITI ayaa oo siday Shidaal ayaa la sheegay in gantaalo lagu dhuftay isagoo maraya meel 100km u…
Waxaa maalintii sadexaad galay hawlgalka militari oo ay ciidamada Turkiga ka wadaan waqooyiga dalka Siiriya, kuwaasi oo doonaya inay gacanta…
Saciid Maxamed Faahiye Gudoomiyaha Gobolka Karkaar oo warbaahinta kula hadlay Xafiiskiisa waxa uu sheegay in mudadii uu xafiiska joogay ay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey furitaanka Beerta Midnimada oo ah mashruuc dalxiis oo…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamig ah ayaa maanta oo Khamiis ah u yeertay Safiirka Dowladda Kenya u fadhiya Jamhuuriyadda…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray magaaladda Kismaayo ee xarunta ku-meelgaarka ah ee Jubbaland…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu ku magacaabay taliyaha iyo Ku-xigeenka ciidamada lugta ah ee…
Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay is casishay Xaliimo Cabdi Cali oo ahayd xubin katirsan guddigii loo magacaabay…
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow u safray magaalada Kismaayo, halkaasi oo uu kaga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kaga qaybgalay munaasabad casho-sharaf oo lagu maamuusayo wafdiga uu…