Ra`iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta daah-furay golaha dhaqaalaha qaranka oo madaxweynaha dalku Dekareeto ku…
Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in maalintii labaad uu kulan u socdo…
Dadka badan halmilyan oo ruux oo ah muslimiinta Uighur ee dalka shiinaha ayaa la sheegay in ay ku jiraan…
Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in cuna-qabateyntii Mareykanku uu ku saaray Ruushka eedeynta la xiriirta sumeynta basaas hore oo Ruushka…
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa war qoraal ah oo Wasaaradeeda arrimaha dibadda ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in Soomaaliya…
Markii dowladda Puntland ay kor u qaaday kaabayaasha dhaqaalaha Puntland, gaar ahaan dhinaca garoomada ayaa waxaa soo batay shirkadaha duulimaadyada…
Ciidanka Booliska maamulka Jubbaland ayaa saxaafada usoo bandhigay Laba nin oo ay sheegeen inay ka ganacsanayeen maandooriyaha xashiishada loo yaqaano…
Maamulka Gobolka Banaadir iyo qaar kamid ah Shacabka Caasimadda ayaa olole nadaafadeed ka sameeyey Degmooyinka Caasimadda, iyadoo ololahan uu…
Guddiga Madaxa bannaan ee xudduudaha iyo federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyayqorshaha kuaaddanis-waafajintaDastuurkaiyosharciyadala xariiraarrimaha xadka ee aynu la wadaagno Waddamada…
Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in laba qof oo ka tirsan shaqaalaha caafimaad lagu afduubay duleed magaalada baydhabo.…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaasha Maxkmadda Sare ee dalka,…
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre ayaa shaqo joojin ku sameeyey wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Muktaar…