Qarax xooggan ayaa ka dhacay meel aan sidaa uga fogeyn xaarunta Nabad Sugidda Qaranka, iyadoo inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir…
Mudane Maxamad Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Ra`iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka Turkiga Mudane Hakan ├çavu┼ƒo─ƒlu iyo wafdi…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa soo xiray kulammadii wadatashiga dadweynaha ee ay…
Ra`iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay…
Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo uu Shir gudoominayey Madaxweyne Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa looga hadlay Arrimaha Amniga Dalka, Habka…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo kulan wadatashi ah la qaatay culumada ayaa…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee golaha Wasiirada. Madaxweynaha…
Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumadda dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayay Ra`iisul Wasaare Xasan Cali Khayre,…
Xili shacabka Maraykanka gaar ahaan ardayda iskuulada bilaabeen olole ay uga soo horjeedaan hubka faraha ka baxay ee shacabka laga…
Ciidamada dalka Nigeria ayaa ku guuleystay inay soo badbaadiyaan 76 gabdhood oo arday ah oo ay kooxda xagjirka ah ee…
Ugu yaraan labo kamid ah ciidamada Faransiiska ayaa lagu dilay qarax ka dhacay Arbacadii shalay dalkaasi Mali. Qaraxan ayaa lala…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu weynaynayey maalinta…