Madaxweynaha Puntland ayaa Digreeto ka soo baxday Xafiiskiisa ku Magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Amniga iyo DDR Puntland, iyadoo xilkaasi…
Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyey si aqlabiyad ah Qaraar cusub oo ku baaqaya xabad joojin deg-deg ah…
Madaxweynaha Maamulka Koofur-Galbbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magaalada Baydhabo markii ugu horeysay ka dhagax-dhigay Magaalada Baydho xarun lagu dhaqan…
Magaalada Buuhootle iyo deegaano kale oo hoostaga ayaa waxaa laga soo sheegayaa biyo la`aan xoogan, taasi oo saameyn ku yeelatay…
Xaflad ballaaran oo lagu daah-furayey adeegga Internetka ee Viber Optic ayaa lagu qabtay magaalada Bosaso, iyadoo ay ka soo qeyb…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xog-hayaha Guud ee Dawladaha…
Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Dowladda Soomaaliya Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamad ayaa xilka la wareegay kadib xaflad kooban oo ka…
Ciidanka amaanka Dowladda federaalka ayaa xiray qaar kamid ah waddooyinka Muqdisho, waxaana kamid ah waddooyin si weyn gadiidku u isticmaal…
Dowladda Jabuuti ayaa la wareegtey maamulka dekadda Konteenarada ee Doraleh ee ay horey heshiiska ula gashey shirkadda DP World ee…
Ciidamada amaanka ee Dowladda federaalka ayaa soo afjarey weerar qorsheysan oo koox ka tirsan al-Shabaab ay soo qaadeen. Weerarka ayey…
Rabbi ha u anxariistee waxaa habeenkii xalay ku geeriyoodey Muqdisho Axmed Xassan Colaadoo ahaa weriye muddo dheer u shaqeynaayey Idaacadda…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa sheegtey in safaradooda ay ka furayaan magaalada Qudus ee Israil xogga ku haysato bisha…