Warar soo gaaraya Horseed Media ayaa sheegaya in 13 ka tirsanaa dagaalyahanadii al-Shabaab ee lagu qabtey Suuj, Garmaal iyo weliba…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in maamulka iyo shacabka Gobolka ay…
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxa FAO ee Soomaaliya Daniele Donati. Dr.…
Somalia’s Prime Minister Hassan Ali Khaire has ordered police and intelligence agents to immediately intensify security “a hundred percent” in…
Shabaab, al Qaeda’s branch in Somalia and East Africa, claimed Friday’s suicide assault on the presidential palace in Mogadishu. A…
Wafdiga ka socda Kuuriyada Waqooyi ee ku sugan Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegay inay dowladooda diyaar u tahay inay wadahadal la…
Dowlada Nigeria ayaa Axadii shalay xaqiijisay in weli la la`a yahay in ka badan 100 gabdho ah oo ay kooxda…
Hogaamiyayaasha Masiixiyiinta ku nool dhulka Falastiin ayaa shaaciyey inay xireen kaniisadii ugu weyneyd ee ku taalay magaalada Qudus kadib markii…
Madaxweynaha Mexico Pena Nieto ayaa baajiyey safar uu ku tagi lahaa dalka Maraykanka kadib markii ay telefoonka ku murmeen Madaxweynaha…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay Shir lagaga hadlayay tageerada Dowlada Turkiga ee…
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka qeyb galay xafladda qalin jebinta ardayda Jaamacadda Bosaso faraceeda Garowe,…
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye guud Bashiir Maxamad Jaamac ayaa Xilka si rasmi ah ula wareegay kadib xaflad…