Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Madaxweyne Deni oo la yaaban halka ay marayso Dimqoraadiyaddiisi!

Doorashooyinkii goloyaasha deegaanka ee ka dhacay Puntland May, 2023 waxaa laga qabey rajo aad u wanaagsan, in degmooyinku helaan maamulo…

September 10, 2023 | by Horseed Staff

Marooko: Shacabka oo habeenkii 2aad seexday bannaanka kadib dhulgariirkii dilay in ka badan 2,000 qof

Qoysas badan oo Moroccan ah ayaa habeenkii labaad seexday bannaanka habeennimadii Axadda, kadib dhulgariirkii ugu dhimashada badnaa ee nus qarni…

September 10, 2023 | by Khalid Yussuf

Maraykanka oo qirey in dad rayid ah lagu diley weerar ka dhacay Galguduud

War saxaafadeed ka soo baxay taliska Maraykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in ciidamada Maraykanku ay daad gureeyeen dad rayid…

September 10, 2023 | by Abdirisaq Shino

Milateriga Niger oo ku eedeeyay Faransiiska inuu soo wado ciidamo cusub oo ‘faragelin’ ah!

Hogaamiyayaasha afgambiga Niger ayaa ku eedeeyay Faransiiska in uu ciidamo, agab dagaal iyo qalab uu ku ururiyay dalal badan oo…

September 10, 2023 | by Mohamed Osman

Dagaal ka dhacay xerada qaxootiga Falastiiniyiinta ee Lubnaan

Saddex dagaalyahan iyo qof rayid ah ayaa Sabtidii lagu dilay iska horimaad ka dhacay xero ku taal koonfurta Lubnaan, iyadoo…

September 10, 2023 | by Abdirisaq Shino

Shacabka Degmada Moqokori, Hiiraan oo ku dhawaaqay Kacdoon cusub oo ka dhan ah Khawaarijta

Degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan waxaa markale ka billaawday kacdoonka dagaal ka dhan ah khawaarijta oo looga saarayo degaannada ay…

September 10, 2023 | by Horseed Staff

G20 oo Midowga Afrika u aqoonsaday xubin joogto ah

Kooxda 20-ka waddan ee dhaqaalaha ugu horreeya adduunka ayaa soo dhaweynaya Midowga Afrika oo loo aqoonsaday xubin joogto ah, arrintan…

September 9, 2023 | by Khalid Yussuf

Dhulgariir xoog leh oo ku dhuftay Marooko, in ka badan 800 oo qof ayaa ku dhintey

Dhulgariir xoog leh ayaa ka dhacay meel ka baxsan magaalada Marrakech ee koonfurta Morocco goor dambe oo habeenimadii Jimcaha, sida…

September 9, 2023 | by Abdirisaq Shino
Xamse Cabdi Barre Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Dooxa kula kulmay Saraakiisha tababarka halkaas u jooga

Doha, Qatar – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta oo Sabti ah magaalada…

September 9, 2023 | by Horseed Staff

Madaxweyne ku-xigeeka Galmudug oo sheegay in Caabudwaaq uu ka dhacay “Kacdoon”

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid oo khudbad ka jeediyey doorshadii maamulka golaha deegaanka ee degmada Caabudwaaq…

September 9, 2023 | by Horseed Staff

Golaha Amaanka oo qaraar cusub ka soo saarey dhoofinta dhuxusha Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qaraar cusub oo ka hadlaya dhoofinta dhuxusha iyo soo dejinteeda, oo ay…

September 8, 2023 | by Horseed Staff

Mali: Maleeshiyada Islaamiyiinta ayaa tobanaan qof ku dilay weeraro kala duwan

Ugu yaraan 49 qof oo rayid ah iyo 15 askari ayaa lagu dilay labo weerar oo kala duwan oo ay…

September 8, 2023 | by Abdirisaq Shino
al-shabaab

Horjoogayaal ka tirsan al-Shabaab oo Galguduud lagu diley

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal wadajir ah oo ay ka fuliyeen degaanada Galmudug waxa ay ku dileen saddex ka…

September 7, 2023 | by Horseed Staff
Bihi Iman Ege Qatar

Wasiirada maaliyadda ee Soomaaliya iyo Qatar oo Doxa ku kulmey

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Jamhuuriyadda Federaaliga ah Mudane, Biixi Iimaan Cige ayaa kulan gaar ah oo ku saabsan horumarinta Maaliyadda…

September 7, 2023 | by Horseed Staff
nuur dugle map

Al-Shabaab oo weerar ku qaadey saldhig ku yaaley Nuur-Dugle

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee Khamiista malayshiyaadka Al-shabaab ay weerar culus ku qaadeen…

September 7, 2023 | by Horseed Staff
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 9
  • Go to page 10
  • Go to page 11
  • Go to page 12
  • Go to page 13
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 995
  • Go to Next Page
  • About us
  • Contact us
  • Privacy Policy

©2023 Horseed Media Ltd