Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Axmed Fiqi oo mooshin laga gudbiyey

Published: September 28, 2024

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mooshin ka gudbiyey wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macalin Fiqi oo haatan ku sugan dalka Turkiga.

Mooshinka oo loo gudbiyey guddoomiyaha golaha shacabka BFS, Shiikh Aadan Madoobe ayaa lagu sheegay in dib u eegis lagu samaynayo xilka wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media