Koox ka tirsan al-Shabaab ayaa tuulooyinka u dhexeeya degmada Balcad iyo Shabeelada Dhexe dagaalo kula galay ciidamo ka tirsan kuwa…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Madaweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa si wada jir ah u dhagax-dhigay wado isku…
Maamulka gobolka Hawaii ee dalka Maraykanka ayaa fariin u diray habeenkii xalay dadka deggan gobolkaas, taas oo ay ka digayaan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo qeybo ka…
Waxaa maanta oo Axad ah lagu wadaa in ay gaaraan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ciidamo ka socda Midowga…
Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan Degreeto ka soo baxday ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha cusub ee…
Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wegdigiisa ayaa maanta oo Sabti ah ka duulay magaalada Boosaaso oo…
Midowga Afrika ayaa dalbadey in Donald Trump uu la noqdo eraygii foosha xumaa ee uu ugu yeeray dalal Afrikaan ah…
Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray guriga cusub ee shirkadda Golis isagoo…
Haweenka Sucuudi Caraabiya ayaa markii u horeysey ka qaybgalay oo u daawasho tegay ciyaar kubadda cagta oo u dhexeysey laba…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa kulamo gaar-gaar…
Guddoomiyaha Maxkamadda Derajada kowaad ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in Dowladda Federaalku ay…