Xisbiyada Isbaheysiga Mucaaridka dalka Malaysia ayaa Axadii shalay u doortay Mahathir Mohamed inuu markale u tartamo xilka Raysalwasaaraha, Mahathir ayaa…
Raysalwasaarihii hore ee Masar Axmed Shafiq oo u tartamayey xilka Madaxweynaha ayaa shaaciyey inuu dib uga noqday Murashaxnimadiisa. Axmed Shafiq…
Dowlada Nigeria ayaa dalkeeda dib ugu soo celisay boqolaal tahriibayaal dalkaasi u dhashay oo muddo dheer ku xanibnaa wadanka Liibiya.…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamad Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si wadajir ah uga qayb galay…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomalaiya Mudane Maxamad Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa si wada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta oo Axad ah ka soo…
Annagoo ah siyaasiyiin, aqoonyahan iyo waxgarad ka soo jeeda Puntland, ee xubin ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliyeed,xilal muhiim ahna ka…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa goordhaweyd gaaray caasimada Puntland ee Garowe, halkaasi oo si diiran loogu dhaweeyey.…
Dowladaha Rwanda iyo Ugandha ayaa beeniyey inay qaabili doonaan Qaxootiga ay dooneyso Israel inay tarxiisho. Xukuumada Israel ayaa Arbacadii lasoo…
Dowlada Sacuudiga ayaa lagu wadaa inay maxkamad soo taagto 11 ka tirsan Amiirada wadankaasi oo la xiray kadib markii ay…
Madaweynaha Maraykanka Dowlad Trump ayaa sheegay in uu diyaar u yahay inuu khadka telefonka kula hadlo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim…
Markab Shidaal sida oo laga leeyahay dalka IRAN ayaa ku gubtay bada wadanka China kadib markii uu ku dhacay Markab…