Wasiirada arrimaha dibada ee dalka Turkey iyo Germany oo sabtidii shalay kulan ku yeeshay dalka Jarmalka ayaa sheegay inay labada…
Xoogaga u dagaalama xuquuqda muslimiinta Rohingya ee dalka Burma ayaa weerar ku qaaday ciidamada dowlada ee ku sugan gobalka Rakhine.…
Diyaarada dagaalka ee dowlada Siiriya ayaa xoojiyey duqeynta deegaanka Quuta (Ghouta)ee duleedka caasimada Dimishiq oo ah goobo ay weli go`adoon…
Ardayda Citycot college oo ah faraca magaalada ee Jaamacadda Bosaso ayaa u fadhiistay imtixaanta simistarka koowaad ee 2017/2018. Waxa ay…
Maamulka degmada Qardho iyo kan gobolka Karkaar ayaa ka qeyb galay kulan labo beel oo walaalo ah lagu heshiisiinayey, kaasi…
Magaalada Bosaso ayaa waxaa kulan ku yeeshay odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda gobolka Bari. Kulanka ayaa ahaa mid odayaasha…
Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa si weyn looga diyaar garoobay soo dhaweynta Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane…
Ciidanka kuliyadda Turkigu dhisay lagu tababarayo oo sugu jira labo qeyb oo kala ah saraakiil iyo saraakiil xigeen ayaa tababbarka…
Magaalada Buula Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa dhacay qarax xoogan,kaasi oo intiisa badan la maalay magaalada Qaraxani oo ahaa…
60 Arday oo u fadhiisatay imtixaanka Master-ka ee jaamacadda Kampala taasi oo sahashay J.B.A.-Sawiro
60 arday oo u fadhiistay intixaanka master-ka ee jaamacada Bariga Afrika waa tiradii ugu badnayd Abid imtixaan master ah ku…
Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeeray Garoonka diyaaradahaa magaalada Garoowe oo dhismihiisu soo gaba-geboobay.Kormeerka ayaa waxaa Madaxwaynaha ku…
Caasimadda Puntland ee Garoowe waxaa laga dareemayaa qaban-qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo…