Published: July 27, 2021
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2021/07/Deni-casho-sharaf-270721-0.jpg)
Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland xalay Casho Sharaf ugu sameeyay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya iyo Wafdi ka socda Safaarada Finland ee Soomaaliya.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2021/07/Deni-casho-sharaf-270721-1.jpg)
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2021/07/Deni-casho-sharaf-270721-5.jpg)
Kulanka waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Xubno ka mid ah goleyaasha dowladda iyo Saraakiil Madaxtooyo.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2021/07/Deni-casho-sharaf-270721-2.jpg)
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2021/07/Deni-casho-sharaf-270721-3.jpg)
Qaramadda Midoobay ayaa marwalbo dadaal xoogan ku bixiso caawinta iyo garab istaaga Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Xubinta ka ah Dowlada Federaalka.
Horseed Media