Qaar Kamid Ah Urur Siyaasadeedyada Puntland Oo Dhaliilay Xukuumada Deni

Published: December 6, 2020

Qaar kamid ah Urur Siyaasadeedyada Puntland ayaa maanta ka hadlay sarifka shilin soomaaliya, sicir bararka iyo xaaladihii ugu dambeeyey ee doorashada Soomaaliya 2021.

War saxaafadeed ay soo saareen lix kamid ah urur siyaasadeedyada Puntland oo ayaa walaac ka muujiyeen qaabka ay xukuumada Puntland u maareysay sicir bararka iyo sarifka shilin Soomaaliga.

Sidoo kale waxay sharci darro ku tilmaameen dhacdadii ka dhacday baarlamaanka Puntland ee xasaanada looga qaaday 8dii xildhibaan.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *