Published: October 22, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xeebta Liido halkaas oo uu waqti kula qaatay shacabkii u nasasho tagay Xeebta Liido ee Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa bulshada ku boorriyay in ay qeyb ka qaataan nabadda, xasilloonida caasimadda iyo guud ahaan dalka,
Horseed Media