Ra’isul Wasaare Khayre Oo Ambabaxay Itoobiya

Published: March 18, 2020

R/Wasaaraha  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Hassan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,iyagoo u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Wafdiga R/wasaaraha oo ay garoonka diyaaradaha ku sii sagootiyeen xubno ka tirsan dowladda,waxa ay kulamo la xiriira xoojinta xiriirka labada dal la yeelan doonaan madaxda dalka Itoobiyao qaar ka mid ah xubnaha safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi .

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *