Rooble Oo Fariin Degdeg Ah U Diray Dowlad Goboleedyada

Published: October 17, 2020

Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xusuusiyey dowlad goboleedyada dalka in la dhaafay waqtigii loogu talagalay inay kusoo magacaabaan xubnaha guddiga doorashooyinka.

War qoraal oo kasoo baxay xafiiska raysal wasaare Rooble ayaa loogu baaqay dowlad goboleedyada inay ilaa iyo 20ka bishan October kusoo magacaabaan sideeda xubnood ee maamul goboleed kasta ku matalaya guddiga doorashooyinka.

Sidoo kale waxaa la faray madaxda maamul goboleedyada inay ilaaliyaan qoondada ay haweenku ku yeelan lahaayeen xubnahan.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *