Rooble oo ku dhawaaqey Xukuumad cusub -Akhriso Liiska

Published: October 19, 2020

Raysalwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa oo Isniin ah ku dhawaaqey golihiisa xukuumadda ee mudada yar xilka haynaya.

Rooble ayey ku qaadatey muddo ku dhaw 30 Maalmood in uu soo magacaabo golahan, marka laga soo bilaabo maalintii uu helay kalsoonida.

Golaha wasiirada ee cusub ayaa gaaraya 70 xubnood, oo isugu jira 27 Wasiir, 26 Wasiir ku xigeen iyo 17 Wasiiru diwle. Waxaa kamid ah wejiyo cusub, waxaana ku badan Wasiiradii hore ee xilka sii hayey ee kalsoonida lagala noqday.

Hoos ka akhri Liiska cusub

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *