RW Rooble Oo Cambaareeyey Qaraxii Ka Dhacay Koonfurta Gaalkacyo – VIDEO

Published: December 18, 2020

Raysal wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul uga hadlay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee galabta ka dhacay afaafka hore ee garoonka kubada cagta Cabdullaahi Ciise ee koonfurta Gaalkacyo.

Raysal wasaare Rooble ayaa si kulul u canbaareeyey qaraxan oo ay dhinteen masuuliyiin iyo saraakiil sare oo ay kamid ahaayeen Taliyihii qeybta 21aad ee ciidanka xoogga dalka Gen Qooje Dagaari, taliyaha ciidanka Danab Mukhtar Cabdi Aadan, ku-xigeenkiisa iyo guddoomiyihii hore gobolka Mudug, Maxamuud Yaasiin Tumey.

“…Falkani waxa uu muujinayaa sida argagixisadu uga fog yihiin naxariista, diinta iyo dhaqanka suubban”.

RW Rooble

Hoos ka daawo:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *