Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay maalmaha Ciidul Adxaa

Published: June 7, 2024

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa Khamiistii shalay ku dhawaaqday in la arkay bisha Dul-Xijja, taasi oo muujineysa billowga bisha Islaamka ee Dul-Xijja oo kamid ah bilaha ugu barakeysan taariikhda Islaamka.

Ciidul Adxaa ayaa ku beegan maalinta Axadda 16-ka Juun.

Maalinta Carafa, oo ka horraysa ciidda weyn ee Muslimiinta, ayaa ku beegan maalinta 15-ka Juun.

Horseed Media