Seddex xubnood oo cusub oo ku soo baxday doorashada xubnaha aqalka sare ee G/Waqooyi

Published: January 16, 2017

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa dib uga bilowday doorashada xubnaha aqalka sare ee gobolada Waqooyi, iyadoo doorashadaasi ay ku soo baxeen seddex xubnood oo cusub .

Doorashada xubnaha aqalka sare ee gobolada Waqooyixili horay waxaa ugu soo baxay lix xubnood.

Xubnaha ku soo baxay waxaa ka mid ah Nuuro Faarax Jaamac oo heshay 38 cod, Deeqo Xasan Xuseen oo iyadana heshay 24 cod iyo Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo helay 39 cod

Si kastaba ha ahaatee waxaa lagu wadaa doorashada xubnaha aqalka sare ee gobolada Waqooyi ayaa la soo geba-gabeenaya maalmaha soo socda.

Horseed Media 2017

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *