Shirkii Xukuumadda Puntland maxaa looga hadley?

Published: April 21, 2022

Axmed Cilmi Cismaan oo habeenkii xalay ku dhawaaqey in uu si kumeel-gaar ah ula wareegay xilka Madaxweynaha Puntland, ayaa maanta shir guddoomiyey shirkii khamiislaha ahaa ee golaha Xukuumadda Puntland.

Shirka ayaa looga hadley Amniga guud, xaalada Dekeda Boosaaso, dhismaha Goleyaasha deegaanka ee Degmooyinka Ufayn, Qardho iyo Eyl iyo qodobo kale.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *