Urur Siyaasadeedka Mideeye Oo Soo Dhoweeyey Bayaankii Karaash

Published: April 21, 2022

Urur Siyaasadeedka Mucaaradka ah ee Mideeye ayaa ka hadlay bayaankii xalay kasoo baxay xafiiska Axmed Cilmi Cismaan Karaash ee uu si kumeel-gaar ugula wareegay xilkii madaxweynaha Puntland.

War qoraal ah oo kasoo baxay Ururka Mideeye ayaa lagu soo dhoweeyey bayaanka Axmed Karaash, wuxuuna ururku ugu baaqay golayaasha dowlada iyo dadweynaha Puntland inay ilaaliyaan kuna dhaqmaan dastuurka.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *