Urur siyaasadeedka SINCAD oo war ka soo saarey xaaladda Puntland

Published: April 21, 2022

Urur Siyaasadeedka Sinnaan iyo Caddaalad ee ka dhisan Puntland ayaa war saxaafadeed uu soo saaray kaga hadlay xaaladda maanta ka jirta Puntland, sida dhaqaale xumada, abaaraha iyo siyaasdda.

Ururka Sincad ayaa soo dhoweeyey bayaankii uu xalay Axmed Karaash ku sheegay inuu yahay madaxweynaha Kumeel-gaarka ah ee Puntland.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *