USA: Biden oo khudbadiisa sanadlaha diirada ku saaray cambaareynta Putin

Published: March 2, 2022

Madaxweyne Joe Biden oo habeenimadii salaasada khudbadiisii sanadlaha soo jeediyey isagoo diirada ku saaray khudbadiisa cambaareynta Ruushka iyo sidii looga hortaggi lahaa duulaanka Ruushka ku qaaday dalka Ukraine.

Dhammaan qaybta koowaad ee khudbadda Biden oo socotay hal saac ee ayuu uga hadlay duullaanka dhiigga badan ku daatay ee Ruushka ku qaaday wadanka Ukraine.

Biden oo ka shaqeynayay toddobaadyadii lasoo dhaafay sidii loo mideyn lahaa xulafada reer galbeedka oo cunaqabateyn dhaqaale oo aan horay loo arag saaray Ruushka ayaa sheegay dardar la gelin doono taageerada milatari ee lasiinayo dalka Ukraine oo aan xiligan xubin ka ahayn xulafada NATO.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *