Wafdi Ka Socda Kenya Oo La Kulmay Madaxweynaha Soomaaliland

Published: July 3, 2020

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xafiiskiisa kusoo dhoweeyey wafdi ka socda dowlada Kenya.

Wafdigan oo isugu jira masuuliyiin ka tirsan baarlamaanka Kenya, Siyaasiyiin iyo maagashato ayaa waxa horkacayey Jineyd Maxamed oo ah xildhibaan laga soo doorto bariga Sunna ee dalka Kenya.

Soomaaliland iyo wafdiga ka socdey kenya ayaa ka hadlay iskaashiga, wadashaynta iyo maalgashiga sida ay shaacisay madaxtooyada Soomaaliland.

Ilaa hadda dowlada Kenya kama aysan hadal wafdigan matalaya ee labada maalin ku sugan gudaha Soomaaliland.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *