Published: May 15, 2022
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/05/image-118-1080x720.png)
Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka madaxweynaha Soomaaliya Sanatar Cabdiqani Geelle ayaa sheegay waqtiga rasmiga ah ee ay bilaabaneyso codeyntu.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/05/image-115-1080x720.png)
Gudoomiyaha ayaa sheegay in qorshaha waqtiga ay bilaabaneyso codbixintu ahaa 11 barqanimo ee maanta balse dib u dhac ku yimid.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/05/image-116-1080x720.png)
Guddoomiye Cabdiqani ayaa goobta doorashada ka sheegay codeyntu bilaaban doonto 2 da duhurnimo.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/05/image-117-1080x720.png)
Wali waxaa ka maqan hoolka doorahsada qaar ka mid ah xildhibanaada iyo musharixiinta.
Sidoo kale waxaa hadda loo dareeray salaad iyo in la soo qadeeyo kadibna laysku soo laaban doono.