Cilmi baaris lagu sameeyey amniga Puntland [VIDEO]

bosaso

Mudaddii u dhexeysey 9 September ilaa 10 Oktober ee sanadka 2014 hay’adda cilmibaarista Puntland ee luuqadda qalaad loogu soo gaabiyo PDRC, waxay sahan cilmi baaris ah ku martey 11 degmo oo ka mid ah gobolada Puntland hoos yimaada, halkaas oo laga soo fuliyey cilmi baarista tiirarka nabadda. Tiirka nabadda waxay hay’addu baaritaan ku samaysey awoodda […]

Xaakim Cabdiqawi Yusuf Madaxweyne kuxigeenka Maxkamada Adduunka oo waraysi siiyey VOA – Dhegayso

Abdulqawi_yusuf

Toddobaad ka hor Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka waxay Madaxweyne ku Xigeen u dooratay Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo u dhashay Soomaaliya. http://av.voanews.com/clips/VSO/2015/02/14/436e5fee-4d2b-4328-a756-d7a53e1a1c8d.mp3 Cabdulqawi waxa uu maxkamaddan garsoore kasoo ahaa lixdii sano ee lasoo dhaafay. Haddaba Garsoore Cabdulqwai Axmed Yuusf waxa uu toddobaadkan marti noogu yahay Barnaamijka Martida Makarafaoonka. Qaybaha dambe ee waraysiga waxa uu kaga […]

Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa Obama ku canbaareeyey aamusnaantiisa dilkii Chapel Hill

Turkey's President Erdogan gives a speech to the media next to Mexico's President Nieto in Mexico City

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maalintiin shalay ee Khamiista ku canbaareeyey Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama aamusnaanta uu ka aamusan yahay dilkii loo geystey saddex dhalinyaro Muslimiin ah oo lagu diley todobaadkan gobolka North Carolina. Madaxweyne Erdogan oo uu garabkiisa taagnaa Madaxweynaha dalka Mexico Enrique Peña Nieto oo booqasho rasmi ah ku jooga Turkiga, […]

Gurmadka iyo Siyaasadda Turkey ee Soomaaliya (Op-Ed)

somali-turkey

Gogol iyo asaas dhig Turkey waa wadan Islaam ah, jamhuuri baarlamaani ah kaasi oo dhaca xuduudka qaaradaha Aasiya iyo Yurub , dadka wadanku waa 78 million oo qof. Taariikhda wadanku waa mid leh mug iyo miisaan, xadaarad iyo ilbaxnimo soo taalay muddo, si kooban dhanka taariikhda waxa uu yahay hormuud soo xukumay dhul kabadan 5.5 […]

Sanadka 2015 Waa Sanad Muhiim u ah Somaliya

Safiirka Britain ee Soomaaliya Neil Wigan

Bilawga Sanadka waa waqti ah in dibloo eego wixii horumar ah oolagaaray. Horumar badan ayaalagaaray sanadkii aanusoodhaafney ee 2014 iyo Somliya oo haysa wadadii xasiloonida. Wadadan ma’ahayn mid sahlan xaga dib’udhiska dal soomaray marxalada kaladudwan balse tani ayaa ubaahneeyd hor’uwaditaanka dadaalada eey samameeynaayaan Somaalida oo wadajir ah. Balse horumar aad uweeyn ayaa lagaaray. Araga wadooyinka […]

Soomaalida ku dhaqan London oo soo dhaweyn ballaaran u sameeyey Boqor Burhaan Boqor Muuse

15616_10203849177933167_2613170234859035060_n

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay ayaa xalay ka dhacday magaalada London, iyadoo ujeedada xaflada ay ahayd sidii loo soo dhoweyn lahaa Boqor Burhan Boqor Muuse oo maalmahan ku sugnaa magaalada London. Salaadiinta dhaqanka, madax hore oo ka tirsan xukuumadihii soo maray Somalia, haween, duqey, aqoonyahan, iyo dhalinyaro ayaa xaflada soo buuxiyey, iyadoo xalay […]

Waa Maxay Mustaqbalka Xukuumadda Damuljadiid 4?

Midig Ninka loo magacaabey Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo federaalka Cabdiraxmaan Xuseen odowaa, Cabdikariin Xuseen Guuleed, iyo Xasan Shiikh Maxamuud, sawir taariikhi ah June 2011

Xili ay weli taagan tahay dooda siyaasadeed ee hareysay dhismaha Xukuumadda Federaalka ayaa waxaa rajo xumo laga muujinayaa Xukuumadda lasoo dhisi doono iyo in Golahaasi Wasiirada uusan sinaba ugu guuleysan doonin hiigsigii 2016 iyo doorashooyinka. Waxaan labadii maqaal ee hore uga hadalnay khilaafka siyaasada ee burburka ku keenay xukuumada Federaalka [1- Inqilaabkii Damuljadiid ay kula […]

Waxbarashada iyo technology-yada

3167ab8

Casriga aan ku noolnahay maantay waa casrigii technology-yada sidaa darteed waxa maalinba maalinta ka dambeysa ku soo kordhaya dunida technology-yad cusub oo daboolaysa qaybaha kala gadisan ee nolosheena, hadii aan usoo daadagno dhubucda mawduuceena oo ah safarka aan ugu jirno waxbarashada waxaa jira qaybo kala gadisan ee technology-yad ah oo naga caawinaya sidii aan u […]

Erdogan visit to Somalia: Setting a Good Example

sawiro-8

Turkey President Recep Tayyib Erdogan on Sunday visited Mogadishu, the capital of the war-ravaged nation of Somalia. It was his second visit to the country in less than four years but his first time as a President. During his one day visit, Mr Erdogan attended ceremonies to officially inaugurate a series of facilities built by […]

Internet Explorer oo dhamaadka waqtgiisi la soo gaarey

Microsoft Releases Faster Explorer Suited To Web Applications

Mid ka loogu isticmaalbadnaan jirey daalacdayaasha webka (Browser) ayaa lagu wadaa in uu hawada ka baxo dhawaan. Shirkadda Microsoft ayaa maalintii shalay (Arbaca) shaaca ka qadey daalacdaha cusub ee beddeli doona Internet Exporer. Internet Explorer ayaa noociisi u horeeyey la so bandhigey sanadkii 1995, waxaana uu ahaa kan loogu istcimaal badan yahay 1995 – 2010, […]