Somaliland: Guddiga Ka Hortega Covid-19 oo Lagu Wareejiyay Lacag Ka Badan Sideed Boqol oo Kun

Published: May 10, 2020

Shirkadda Isgaarsiinta Telesom ee ka howlgasha degaamadda Somaliland ayaa maanta ku wareejisay guddiga ka hortega xanuunka covid-19 Qaaraan lacageed oo gaaraya

Qaaraanka lagu wareejiyay guddiga ayaa isugu jira qalab qiimihiisu yahay 640 Kun oo dollar iyo lacag cadaan ah oo 200,000 kun dollar.

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo guddoomay qaaraanka ayaa si weyn uga mahadceliyay shirkadda Telesom. Deeqdan aya noqonaysaa middii ugu ballaarnayd ee shirkadi ay ku wareejiso guddiga ka hortega Coronavirus ee Somaliland.

https://www.facebook.com/horseedmedia/videos/1669791193189105/

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *