Galmudug oo shaacisay doorashada Kuraasta taal Gaalkacyo

Published: February 17, 2022

Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11-ka kursi ee deegaan doorashadooda tahay Magaalada Gaalkacyo.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *