Published: April 22, 2022
Dhammaan waxaa shahaadada musharaxnimo qaatay musharixiinta u tartamaysa 11-kii kursi ee ay shaaciyeen Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban heer dowlad gobaleed SEIT Jubbaland waxaana bilaabatay doorashada kuraastan iyadoo kursigii ugu horeeyay la doortay.