16 October, 2022
Wasiirka Gashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf…
Wasiirka Gashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage ayaa gaaray maagaalada Baydhabo.
Wefdigaan ayaa Baydhabo u tagey si loo dar-dargeliyo howlgalada dib u xoraynta dalka gaar ahaan deeganada Koonfur Galbeed ee ay hormuud u yihiin Ciidanka xoogga oo kaashanaya kuwa deegaanka ee go’aansaday in Soomaaliya laga ciribtiro kooxda Arxanka daran ee Alshabab.