Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa qaabilay Madaxa Barnaamijka Horumarinta Caalamiga ah ee…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa qaabilay Madaxa Barnaamijka Horumarinta Caalamiga ah ee Bill & melinda Gates Foundation Ahna madaxa guddiga la socodka cudurka badeysha Dr Chris Elias.
Kulanka qaabilaada Waxaa qayb ka ahaa Ku simaha Wasiirka Caafimaadka ahna Wasiiru Dowllaha Wasaaradda Caafimaadka Dr Maryan Maxamd Xuseen iyo Wasiir Ku xigeenka Wasaardda Caafimaadka Dr Maamad Xasan Maxamad sidoo kale Hay’addaha Caalamiga ah ee taageera hormarinta Caafimaadka ee WHO, UNICEF, UNFPA,
U jeeadada Kulanka ahaa mid diiraadda lagu saaraaay siyaasadda iyo qorshayaasha muhiimka ah ee ku aadan wada shaqeynta dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda Caalamiga ah ee taageera horumarinta caafimaadka dalka gaar ahaan talaalka dabeysha, iyo sidii loo cirib tiri lahaa iyo sidoo kale tayaynta nidaamka Caafimaadka dalka.